VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sagal - Lyrics

jacaylkii igu sugnaa sanado badan aan sidaan rabo samrinoo calafkiisa sugayoo u xidhay seetada dartaa muxuu seefiyo gamuun surmiyo ila helay halgaa sardhiyo ii diiday jiif waxaan sugayaa intaa sadriga ku hayaa anuu samiyo inaan nolol wadaagnee intaad sagaleey jacaylka sidii sabigii u dhowrto sirtiyo ka ilaali hadimoo sidii mayay saymo roob ufiyo saxan saxo qabow gar iyo sool sanaag ku da'oo gufaaciyo raysku simay siraadka cadceediyo sifihii daa'uuskiyo la mood sagaliyo daruur samayskeediyo sifinaha sintiyo sabarkeedan qoran ayaa sahwi igu ridee
Queue is empty
-- / --