VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ujeedo - Lyrics

Ujeedo Marbaan Qastee Runiyo Oofbaan U Helay Jacaylka Yartuu Qabsaday Haddana Aniga Qawoday Nafataydaay Ma Quusatooy Qufkii Tagay Bay Rabtaa Qalbigu Oon Buu Qabaa Inaan Qariyaan Raboo... Nabarku Ma Qaboobayee Anoo Kaliyan Quslaa Marbay Qayrkaa Tidhaa Maxay Kaa Qaadayaan Sidaa Isu Qaadataa , Markaasaad Qaloocsantaa! Naftaydaay Quus Ha Qaadan Qofkii Tagay Uu Iman Qalbiga Ruux Kale Ha Siin Inaad Qarisaad Rabtee... Go'an Adday Qaado oo Runtana Qeexoo U sheeg.
Queue is empty
-- / --