VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xanaan - Lyrics

xaliiniyo taleexoo intuu xalayto roob helay saakana xareedii dusha ka xarfanayso xidigtii jacaylkaay xag kastaba ka eegoo waxaad tahay xir doogloo xanaan aragtidaadii laga xiiso goyn waa sida xawlo farasoo dusha loo xideeyoo xaga bidix intuu dayay ka xigaan gamaan kale ka habqaaya xaysimo waxan kugu xurmeeyaa xarakada naftaadiyo xubigito hacaylkaan laga xiiso goynayn
Queue is empty
-- / --