VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sida curad kaban - Lyrics

Jacayl waa balaayoo Waakii baaxa sooraha Kaaga dhigay badwayn Tee x2 Uma bogin adoo kale Boholyowga aan qabo X2 Miyaan miyaan miyaan Kaaba baydhaa X2 Sida curad aan socod Baran hooyo ugu bus-- Eeshaan ana kuugu Baahnahay x2 Anba igama baa bi'in Boogtii jacaylkoo boga Kaama siidayn x2 Uma bogin adoo kale Boholyowga aan qabo X2 Miyaan miyaan miyaan Macan kaaba baydhaa X2 Sida curad aan socod Baran hooyo ugu bus-- Eeshaan ana kuugu Baahnahay x2 Jacayl waa balaayoo Waakii baaxa sooraha Kaaga dhigay badwayn Tee x2 Uma bogin adoo kale Boholyowga aan qabo X2 Miyaan miyaan miyaan Marna kaaba baydhaa X2 Sida curad aan socod Baran hooyo ugu bus-- Eeshaan ana kuugu Baahnahayx2
Queue is empty
-- / --