VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waagii dilaaca - Lyrics

niyadayda oo dagan aniga oo dareen qabin ayaan dalcalka halacsadey walee maan dambaabinee sina kuguma daayeen waagii dilaacaba waan kugu duceystaa doonidii jaceylkaa anigoo dabaal baran ku dawaafay badahee walee maan dambaabinee macaan maan duloobinee sina kuma daayeen waagii dilaacaba waan kugu duceystaa
Queue is empty
-- / --