VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jaliilo makaa helaa - Lyrics

jacayl nimuu kugu toloo ku taagsadaybaan ehee taageero ma kaa helaa adigoon iba tooyan wali waadigan isku kay tolee ayaad horta ii taqaan tilmaan qurux tima haldhaa tiriig u eg taan calmaday hablaha tidcan guudka sare adaan kugu taamayaa miyaan kaa tagi karaa warkaagani tuuryada tibaaxda ma gaadhayoo toocsaan kaa moodayee naftayda waxay la tahay kolaan talo kula noqdee bil iyo todobaad i dhawr nin wayni si uu ku tago sarbeebaa lagu tusaa hadalka waad igu tidhee odhaal gacal maad i siin
Queue is empty
-- / --