VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Adoo kale - Lyrics

sidii udub la aslaybaad asaagaa habalaha aduunbaa indhuhu kaa qabanayaanoo rabaa isu kaa dhameeyee adoo kale lama arkaayee adoon igu sii adkaynin ALAAN kugu aamine astaanta jacaylku leeyahay aqoon daro kaama haysee ilwaadeey ula kac weeyaan i taabsii inaad tidhaayee adoo abataqa i gaynin maruun arxamoo naftaydan u oyday sidii abaydin ilmada uga bii indhaha
Queue is empty
-- / --