VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Anigoo sidaan kuu jecloo - Lyrics

anigu sidan kuu jecliyoo hadii jamashada dartaa cishqigan igu kaa jirabay jeeroo wehelkaygiiyeey nasteexo wada jirnee sidaad ii jilaabantahad wadnaha ugu jeebantoo marnaba kama jiibsan karo jaahaaga markaan arkiyo jamaal quruxdaada oo jaeecadu waa ii dawee qalbiga sidaad ugu jirtiyo jidhkayga halkaad ku taal miyaan kaa jari karaa jeex iga midabay tahee anigu sidaan kuu jecliyo hadii jixinjixo dartaa cishqigan ila kaa jid maray naftayda u diiday joog jagiyo jaabaday dagtee sidaan kuugu jeel qabad xiskayga u jiidatoo marnaba kama jiibsan karo jiridaad igu beertay iyo jidhiidhacadaada oo jeedaaladu waa ii dawee
Queue is empty
-- / --