VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cilmigu - Lyrics

cashar buug ku yaaliyo cimigoo la dhuuxaa lagu cii baxaa caqligaba ILAAHBAA aadmiga u kala cugay waa cudu qarsoonoo cidi aanay jabin karin ciro iyo xishood ma le cimrigaaga noloshu kaa caawiyaayoo carfi weeyi dunidiyo caalamkuba ku horumaray casri weeyi maantana jaahilnimadu ceel tahay siday culimo warisay cufka iyo daruuraha cirka sare dadbaa tagay
Queue is empty
-- / --