VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dawo - Lyrics

dawooy waan ku doonaya dareenkii caashaqbaa i daaree dumarka dhamaantood adaan kaa doortoo duntaada xariiree daymo qurux ala hobeey hobaaligayeey sidirigam laba daryaale lagu galinee sidirigam darisiyo xigaal imaneey sidirigam daamaashaad lagu tumiyeey sidirigam dayr cad geel lagaa bixineey sidirigam hooy hooy hooy hoobeey deganaansho dhaqankiyo diintiyo asluubtaan daganeey adiga kugu doortayee ala hobeey hobaaligayeey sidirigam waankuu dabaal dagiyeey sidirigam soomaalida dunteediiyeey sidirigam indhaha ku doogsadee sidirigam
Queue is empty
-- / --