VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Indhahayga - Lyrics

idhahaygaa aragtidaada aad bay ugu farxaayaanee adigoo kale aadmigan kumaan arageey ubax arag kabaxay xididasiisu qalbiga kasoo baxay ayaa tahee axdi meel ma dhiganaa macaan ma is aroosna hablaheena kolkaan eego adaa ugu ilwaad quruxeey afkaygu amaantaada u fududaayeey in kastooy aduunyadu ay tahay ayaan qudha adaan kaa ishaartee axdi meel ma dhiganaa macaan ma is aroosnaa
Queue is empty
-- / --