VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maxaan kaa dhursagayo - Lyrics

maxaan kaa dhursugayoo inaan dhaayaha ku saaron ku dheehdo doonay maxaan kuu dhabar adaygoon habeenimo kugu dhadhabayoo dhuuntiyo laabta kaa dhex baadhay hadaad dhinacayga jogto jacaylka la dhuuman maayee wadnaha aan kugu dhaweeyee dhulkii kuu quudhi maayee cirkana kuma dhigi karayee ayaa kaa dhiga quwaax intaan caashaqa dhitaystoon dhabta aan kugu hayee maxaan kuu dhabarayoon dartaa dhuuniga u diidayo dhul yaalay awgaa maxaan dhalandhool yahoomoo dharaar iyo laba baqoolan dhantaalaan jacayl aan la dhuubtay hadad dhinacayga joogto jacaylka la dhuuman maayee wadnaha aan kugu dhaweeyee dhulkii kuu quudhi maayee cirkana kuma dhigi karaayee ayaa kaa dhiga quwaax intaan caashaqa dhitaystoon dhabtaa aan kugu hayee
Queue is empty
-- / --