VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Galayr hadal - Lyrics

adigaa galaydh yohoow guud ahaan aduunyada marba gees u duulee gar garaar ma ii taraysaa alla garashadaadii gees ha iiga dhaafine bal garwaaqso caashaqa gabadhaan jeclaayee gacalo aan wadaagnee gobolka ay ku nooshahay iyo bari guntiisii gaadhsii warkaygoo butlan ka soo goob shinbiryohow gaduudani adaa goor aroorya a meel gaadhi karayee garta caashaq iga qaad oo geenyadaan rabay dumar garasho dheerayd warka gooni ugu sheeg
Queue is empty
-- / --