VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jamiilo - Lyrics

jaceyl baa i jiito jaree igu ka xaystee ti aan jeclaadana ima jiir naxayse jiifka iyo joogana wey igula joogtaa anna waan jeclahayoo wadnahan u jarayaa jowhar iyo hargeysiyo jamaamiyo jilib ba soo maray inan kaa jaah qurxoono indhaha soo jidaneysa jamiilooy adiga mooyee miyey joogta dunida jaceyl baa i jiito jaree igu ka xaystee jaahwareeray aniguyee jees jeeska iga daa jeegaan la moodyey adigaan ku jecelahay kaama joogi karayoo jeex iga mida tahay jowhar iyo hargeysiyo jamaamiyo jilib ba soo maray inan kaa jaah qurxoono indhaha soo jidaneysa jamiilooy adiga mooyee miyey joogta dunida
Queue is empty
-- / --