VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Moqdisho - Lyrics

muqdisha xeeb wanaageey xaruntii dalkaygaay xaqdi iyo xumaaniyo xanaf aan lahaynee samo llagu xeroodaay xoogii dalkaygaay midnimada u xarbidaay xidig nuurka fidisaay dayax xuub dilaacshaay xays iyo dhul dooglaay xariir lagu gam,aayoo laga xiiso dhicineey xus weeyu heestye xamar xeelad dheereey afrikaad xorysee abidkaa xaawaaree xamar xeeb wanaageey xaruntii dalkaygaay xaquu qaraku leeyahay halkii lagu xurmeeyee xajinaysay calankaay xeerinaysay dhaqankaay xuduntii midnimadaay habla xuural cayneey ka xiijaabtay xumihii hoygii lagu xanaanshaay xayn daabkii nabadaay xisku uu ku dagayaay xus weeyu heestye xamar xeelad dheereey afrikaad xorysee abidkaa xaawaaree
Queue is empty
-- / --