VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Raaliyo - Lyrics

midaan xaal aduunyiyo xoolada badan sheegtiyo waayaha xujada badan damiirkeedu xadiney xisbigiyo midaan baran goob xumo utaaliyo ka xorowday beentay raaliyo xadkeeday xinjiraha jacaylkee xidida halbawlaha xagkastaba uraacdee xilo yaad unoqotay xalaal kugula aqal gala xurmo adiga kugu qaba midaan dhaafin xeerkii lagusoo xanaanshee dhaqankiyo xishoodkuba ku xasilay xiskeeday maalintaan xogtaydii ugu dhiibay xaashida midii ila xambaartee xeerinaysay wacadkee xinjiraha jacaylkee xidida halbawlaha xagkastaba uraacdee xilo yaad unoqotay xalaal kugula aqal gala xurmo adiga kugu qaba
Queue is empty
-- / --