VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Asma - Lyrics

asmaay quruxdiyo asluubta anshaxa edabtiyo xidhodka ilwaadka samaanta udgoonka admigu la yaab akhlaaqdeeda isirka ehelkiyo xigaalka esina adigaa xurmeeyoo aragto garashiyo xeel aynigaaba han dheer asaaga arooskiinii weeyee aqal gal ehel iyo xigaalkuba mushxarad farxad iyo alalaas oogsade is ilaashadoo wada jira aaayaha nolosha intifaaca awllaad ubad xalaala kala hela astaanta jacaylka quruxloow isu dhiiba laba laba u shira amaan hooyo leedahay af ku koobi maayee aamina bilan hooyadii ku ababisaybaa amaan mudanee arooskiinii weeye aqal gal ehelkiyo xigaalkuba mushxarad farxad iyo alalaas oogsade is ilaashoo wada jira
Queue is empty
-- / --