VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Daymada Uroon - Lyrics

Adigaan dareenkiyo Kugu raacay dookhoo Dumarkaba dhamaantood Kaa daawadaayee 2x Daymada u rooneey Daymada u rooneey Dantaan ku xidhayee Ii dayoow naftaydee Ii dayoow naftaydee Inay raacdo rag kale 2x Adaan si kuu dardaarmoo Dadab inaan wadaagnoo Guurkana naxi sugan yahay Inaad ooridaydiyo Amaanay haysaa Inaad ooridaydiyo Amaanay haysaa 2x Adigaan dareenkiyo Kugu raacay dookhoo Dumarkaba dhamaantood Kaa daawadaayee 2x Daymada u rooneey Daymada u rooneey Dantaan ku xidhayee Ii dayoow naftaydee Ii dayoow naftaydee Inay raacdo rag kale 2x Adaan si kuu dardaarmoo Dadab inaan wadaagnoo Guurkana naxi sugan yahay Inaad ooridaydiyo Amaanay haysaa Inaad ooridaydiyo Amaanay haysaa 2x
Queue is empty
-- / --