VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Yaa yaa - Lyrics

Dhibic roobaad Rabigii dhashay Diintuu dhigay mida dhuuxdiyo Dhawrsan maad tahay +2 Yaaa Yaaa yaaaa Dhibta oo badan Mida dheef wacan Ka dhigaysaan U dhintaayee Xalka maad dhigi Yaa yaa Haa Haa Dheeman nuura Qof dhamaystiran Oo dhigeediyo Dumar qurux dheer Dhabtii waad tee Intan kuu dhiman Ma dhisnaa reer Ya ya ya ya Baydkii labbaad Dhaxan biisada Barafkii dhacay Ka dhalaalaan Dhudi jecelee Dugsi maad dhalin Yaaa Yaaa Yaaa Dhaawacaan qabay Mid dhayaysoo Dhiig tiiraysaan U dhabcaalee Dhakhtar maad noqon Yaa yaa Yaaa Haa Haa Dheeman nuura Qof dhamaystiran Oo dhigeediyo Dumar qurux dheer Dhabtii waad tee Intan kuu dhiman ma dhisnaa reer??
Queue is empty
-- / --