VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bilowgii aduunyada - Lyrics

bilowgii aduunyada aadan iyo xaawiyo ilaa kownka maanta casho kama ilaanoo intay dunidu joogtana aadmigu la jirayaaa noolahaa ilaahay waxaa jira inbadanoo labadii is doortaba amar kala dhex dhigayoo isu qoonsanaayeee qaadirow allahayow dad intii isjeceloo u dhexeeyoo caashaqu awood kala bur bursiyo ka ilaali eegmaha bilowgii aduunyada lagu beeray aadmiga ilaa yoolka maanta caashaqu ma ogolee intay noloshu joogtana aadmigu uu la joogaya maad arag aduunyada labo ruux is jeceloo intuu nacabku helay amar kala dhex dhigayoo isu qoonsanaayee caadilow allahayow dad intii isjeceloo u dhexeeyoo caashaqu awood kala bur bursiyo ka ilaali eegmaha
Queue is empty
-- / --