VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta IImaheygiyow - Lyrics

allahay awoodiis ileen ruux oolin maayee afka waxaan ka sheegaa ishayduna ku faraxdaa ilsan aragtidaadaa ubaxay aduunyada illaahay ku beerayow ilmahaygiyoow aabo ifka intaad ku nooshahay aayatiinka wacaniyo aroos sami ku waaroo aakhiro halkii roon arladan dhamaanteed ileen ayaam la taagee asal waxaad u leedhaay asluubtana ka sidataa ilsan eheladaada unugii jidhkaygii iin laga ilaashee ilmahaygiyow aabe ifka intaad ku nooshahay aayatiinka wacaniyo aroos sami ku waaroo aakhiro halkii roon
Queue is empty
-- / --