VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kudoortey - Lyrics

indho quruxdeeda deqa dawoy aaran kasheegoo waa dayaxoo iftiimoo gucur daah ka qaadmoo indhahaygaa ku doogsadee nafteydaa dugaashatee dabeel caafimaad dawaadii nafteydaay ku doortay adaan ku doortay dokheygu aduu kuraacey dumar dhamaantood adaan kaa daawanaaya sidaa deega barwaaqa ay daruurtu hoodey doogiyo cagaarkii dusha ubax ka helay damacii jaceylkaa dadkaan kuu jeclahee la daryeel caashaqa dabeel caafimad dawadii nafteydaay ku doortay adaan ku doortay dooqeygu aduu ku raacey dumarna deeqa roon adaan kaa daawanaayaa
Queue is empty
-- / --