VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nashaad - Lyrics

nashaad nuurkii indhaha naq rays ku hooray iyo nimciyo doog soo bixiyo waxaa tahay neecaw udgoon midii aan naawilaay nasiibku isiiyayee naftayda aan ku aaminaay nolol baan kula rabaa tii aan ku nagaaday naxliga ka ilaashadaay nafuu caashaqu dabray iyo nashaad niyada qalbiga adigay kugu nastaan nacfiyo weel baad u tahay nusqaan iyo xumo ka dhawr jacayl nugul igu helay nacfiyay xididaha wadnaha naruuro cishqibaan tabaa nasteexaan kaa filaa tii aan ku nagaaday naxliga ka ilaashadaay nafuu caashaqu dabray iyo
Queue is empty
-- / --