VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Rajo - Lyrics

Waxaan kugu riyooday ama Rajicina yaa raxmadii illaahayoo Nabad noogu raagtee.....2X Oo runtii dalkeygoo rugtadii Loo riqaaqo raaxo loo tago....2X Waxaan rajeynayaa somaaloo is Raacdo waxaan rajeynayaa Riyadeyda rumowdo.....2X Waxaan rajeynayaa nabad iyo Raaxo waxaan rajeynayaa Nabad iyo raaxo.....1X (((BOGGA LABAAD))) Madfac roorayaa baah Kala reebay ummadee ~ ehelki iyo Rafiiqaba rugo lo gudayaa.....2X Oo rayidka iyo birma geedo Bi'em lagu ridoo ruuxna Lo turin.....2X Waxaan rajeynayaa somaaloo is Raacdo waxaan rajeynayaa Riyadeyda rumowdo.....2X Waxaan rajeynayaa nabad iyo Raaxo waxaan rajeynayaa Nabad iyo raaxo Nabad iyo raaxo Nabad iyo raaxo....1X ))) lyrics by Dayran omar
Queue is empty
-- / --