VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gadaal aan kagartee - Lyrics

Anigoo u gargaaray Garabkayda aan hayee gaf inay gashay oy Gacal been wadateee Gadaal aan ka gartee Geesi guur waaye Magaabsadayee Goor kaleetaas gudaa Gadaal aan ka gartee Guhaar aa igu yaale God abeeso inaan Godiisa tagayee Gadaal aan ka garteee Anigoo u gargaaray Garabkayda aan hayee gaf inay gashay oy Gacal been wadateee Gadaal aan ka gartee Geesi guur waaye Magaabsadayee Goor kaleetaas gudaa Gadaal aan ka gartee
Queue is empty
-- / --