VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maseerisooy - Lyrics

Miyirka waa beelay maseerisooy muunta muunteeyee nin daara fiiqeede inaa ka soo boodee meydkee haloo sheego Mana la mooga inaan maqaalinteed galayee milkisayee qalbigeyga mahad ma leygu ogee Madar waxan ka mutaa in leygu maadeesto madaxeedee magac iyo masiibo mar lee ey kuu baxaayaanee see looga moodaa Mana la mooga inaan maqaalinteed galayee milkisayee qalbigeyga mahad ma leygu ogee Macalin ha leegu tago oo muxibadeed iga madoobeeye mana leehi muuna tahee an lee isku malaaqsaahee mid kala u muuqda Mana la mooga inaan maqaalinteed galayee milkisayee qalbigeyga mahad ma leygu ogee
Queue is empty
-- / --