VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ku caawi - Lyrics

Hortaa caashaqa lasheego Caydhbaan ka ahaa saboole Adaa curadyahow jacaylka Cindigayga baray qiimihiisa Habeen kastoo laciido Cajiib walbo muu ahaado Codkaan hadaanan ka seexan Cidhiidhi kashaa dareenta Cishada kaliyeen ku waayo Naftayduna kuu cidlooto Ku caawi agjoogiataada Qalbiga dumar waa cajiiraa Culayska maqaadanaayo Ciyaarta ka dhowr ilaali Adigu ciildaran ka baaji Caqliga alle kuu baladhi Cimriga rabi kuu siyaadi Casriga ducadaa ku laaban Cakuye macaane iwanaaji Cishada kaliya een ku waayo Naftaydani kuu cidloota Ku caawi agjoogiataada
Queue is empty
-- / --