VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Isma aan naqaanee - Lyrics

Waayaha aduunkiyo Nafsigaa adeegoo
Arabaco iyo Qamiistuba waa ayaamo isdhaafee
Adaa meel udgooniyo inanyahy ilxareed leh joogee
Axdigiyo wanaagii Nabadii ilooowdee

Magool
Ereygaad ileedahay argagixiso weeye
Abaal nama dhaxyaalee iska dhaaf ilaah baa
Waryaahee, inankow isma an naqaane ka dherow agteyda

Salaad darbi

Ma markii istareexday
Anna uur xumaada ayaad ika tag ileedahay,
Ahey Wagarey Axdi Maleh Hawenoo

Salaad Darbi

Cilmi kii asiiba Adimada isaaroo
Afarteyda Waxyood ka idleeyay jiirkee
Markaan waxan dul allaa Inanyahay iilkii xabaashee
Edaadkii qeys iyo leyla i hesatee

Magool

Ajashii Dhamataa ifka joogi meysee
Aaqiro hadaad tagi Kaa ooli mayee
Waryahee! inankoow isma an naqaane ka dheerow agteyda

Salaad Darbi

Ma markii istareexday
Anna uur xumaada ayaad ika tag ileedahay,
Ahey Wagarey Axdi Maleh Hawenoo

Soo diraha qoraalka : Ahmed Tahir

Queue is empty
-- / --