VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jaceylkuna - Lyrics

Dhirta xididka hoosaa Dhulka loogu beeree Dhirta xididka hoosaa Dhulka loogu beeree Wey dhici lahaayeen Dhismahooda weeyee Dhismahooda weeyee Dhismahooda weeyee Ii dhabaa jacaylkuna Ii dhabaa jacaylkuna Halkii kama dhaqaaqoo Dhidibaa u aasan Ii dhabaa jacaylkuna Ii dhabaa jacaylkuna Halkii kama dhaqaaqoo Dhidibaa u aasan Sida dhudaha weeyaan Isu dheeli tiranee Sida dhudaha weeyaan Isu dheeli tiranee Midba dhinac u baxaysaaa Dhinaca isa saaree Dhinaca isa saaree Dhinaca isa saaree Dhinaca isa saaree Ii dhabaa jacaylkuna Ii dhabaa jacaylkuna Waa dhaqan wadaagiyo Isu dhalasho daacadaa Ii dhabaa jacaylkuna Ii dhabaa jacaylkuna Waa dhaqan wadaagiyo Isu dhalasho daacadaa Waa sida dhilooyahan Intuu naag isaga dhigay Waa sida dhilooyahan Intuu naag isaga dhigay Dhexda oogu marayoo Dhakhso uga baxaayee Dhakhso uga baxaayee Dhakhso uga baxaayee Dhakhso uga baxaayee Ii dhabaa jacaylkuna Ii dhabaa jacaylkuna Lama kala dhantaaloo Lafahooda weeyaan Ii dhabaa jacaylkuna Ii dhabaa jacaylkuna Lama kala dhantaaloo Lafahooda weeyaan Sida dhumucda weeyaan Dheehaa caleentee Sida dhumucda weeyaan Dheehaa caleentee Ubaxa wada dhalaaliyoo Dhimbiishaa hadhaysee Dhimbiishaa hadhaysee Dhimbiishaa hadhaysee Dhimbiishaa hadhaysee Kol haduu dhabnaage yahay Kol haduu dhabnaage yahay Kala dhuuman maaynee Waagaa dharaar noqon Kol haduu dhabnaage yahay Kol haduu dhabnaage yahay Kala dhuuman maaynee Waagaa dharaar noqon Ii dhabaa jacaylkuna Ii dhabaa jacaylkuna Halkii kama dhaqaaqoo Dhidibaa u aasan Ii dhabaa jacaylkuna Ii dhabaa jacaylkuna Waa dhaqan wadaagiyo Isu dhalasho daacadaa Ii dhabaa jacaylkuna Ii dhabaa jacaylkuna Lama kala dhantaaloo Lafahooda weeyaan Kol haduu dhabnaage yahay Kol haduu dhabnaage yahay Kala dhuuman maaynee Waagaa dharaar noqon
Queue is empty
-- / --