VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maba talaabsan karo - Lyrics

Tabaalo aduun riyo Waa ma tegtee, Maba tallaa maba Talaab san karaayee Tudhi waayihii caashaq Ma i taabayee Meel tilmaan wacan Buu tariig iiga baxoo Maba tallaa maba Talaab san karaayee Tudhi waayihii caashaq Ma i taabayeee Mid jacayl tabcay oo Tiicaysaan ahayoo Maba tallaa maba Talaab San karaayee Tudhi waayihii caashaq Ma i taabayee Tuubtii wadnahuu kutaagan yahow, Maba tallaa maba Talaab san karaayee Tudhi waayihii caashaq Ma i taabayee Taladay waa isagoo Tafta lay geliyaa Maba tallaa maba Talaabsan karaayee Tudhi waayihii caashaq Ma i taabayee
Queue is empty
-- / --