VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waa inaynu ciidnaa - Lyrics

sida geed caleenloo ubax wada casaadiyo cosbiyo barwaaqo leh cirka mool ku taaliyo sagalkii cadceedaay hoobeey hooy adiga i cajibayoo hooy hooy caawiyay naftaydee hooy dib ka caafimadee waa inaynu ciidnaa geesigaan cadaawaha cududiisa xooga le kaga ciil baxaaayow in kastoon cabaariyo mudo kala cilaalnayn hoobeey hooy calafban sugaynoo hooy hooy caawiyay nafteenii hooy hooy dib kaa caafimaadee waa inaynu ciidnaa hoobeey hoobeey hoyaale hoobaalayow hoyale hoobeey hoobeey hoyale sida cadarka roobkoo dhul cagaar le helayoo ciidii rusheeyay cishqi soo darooraa calooshayda jiifoo hoobeey hooy xareeda i cabsiiyoo hooy hooy caawi naftaydiii hooy hooy adba curad i deeqiyo waxa tahay mid caanoo cid loo dhigo la waayee raga ciida joogana adigaa i cajibayee hoobeey hooy adigaa i cajibayoo caawiyey naftaydee adigaa ka caanoo caawiyey naftaydeen
Queue is empty
-- / --