VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Soomaali Dhoylaay - Lyrics

barwaaqaa la sugayaa soomaali dhoylaay hore u ma u soconaa mise saba madhnaantiyo silicaad ku noolaan soonkeeda eedaay sancaduu ku baaqaay sirmaqabe u dhiibay nacabkeeda siiyaay soofdaran habaabaay surmaseegta badaneey somaali dhoylaay hore ma u soconaa mise saba madhnaantiyo silicaad ku noolaan sixir lgama waayaay saxariir ku faanaay seefahay isla dhacadaay seedaha is gooyay sababteeda doonaay malageed sidatoooy soomaali dhoylaay hore ma u soconaa mise saba madhnaantiyo silicaad ku noolaan
Queue is empty
-- / --