VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xalay duruustii - Lyrics

xalay duruustii la ii dhigay intaan daawan lagaabuu fikirkii igu soo dagay il fuulay daruuraha habeen horena doodii dunta iyo xariirtii dagmadii arooskaa waagu iigu daalacay duhurkii shalaytana dunidaan dhib waayine warqadihii la soo diray durbadaan furfuraybay dadkii igaga kadiyeen markuu inan dantii wado ee uu dugsiga jiro diyaarada ma raacoo jacaylka uma duulee dareenkaa xasuustaa qaar aanu diidayn ana dii danaynayn dadaalkii cusleeyee xalay dahab la moodkii intaan daawan laaabuu dayaxii habeenimo iga galay daruuraha habeen horana doodii danta wada jirkeenuu waagu iigu daalacay duhurkii shalaytana dunidaan dhib waayine dibnahaan u furaybuu soo daatay dhibicii
Queue is empty
-- / --