VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Barasho Wacan - Lyrics

adaa baahida kalgacal naftayda ku beerayoo horaantii anoo badqaba dareen igu sii batiyo adaa igu rida badwayn hadana axdigii ka baxay bogtii way i raysatoo baxnaano allaan helee bogsadaye barasho wacan ada balag ii luloo bulshada kaaga soo baxoo jacayl iigu baaqayee waxaa tahay laba bogloo anaad bohol igu wadee beentaa bay shaw ahayd bogtii way i raysatoo baxnaano allaan helee bogsadaye barasho wacan
Queue is empty
-- / --