VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Daryeel - Lyrics

aduunyada dhamaanteed inta wiil ku nool adaan kaa inshaarteed naftu ku ogolaatee aduunyada dhamaanteed inta gabadh ku nool adaan kaa arkoodoo ugbaad iimaanka deeqdee uurkiyo calooshiyo halistaad abaartood ililaha halbawlaha adigaa u arimiyee ayaantii ku sharaftiyo farxadii aduunyadee lama oolin karayee ifka ha isku keen simo alla waxaan ka tuugaa inaan aqal yagleelno ubad kuu xanbaaroo arin iyo aduun ifka nolol wadaagnee alla waxaan ka tuugaa inay inoo ahaatoo odoroskeeda waayaha ehel isku ahaanoo ifka nolol wadaagnee abshir weeyi xaajadu igmaday asaagaa adiguna intifaacsi nololeed arinkeenu noqoy aflax weeyi xaajadu kaa eegtay qaarkaa adiguna udub dhexaadka nololeed aqbalkeeda noqo
Queue is empty
-- / --