VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhaayaha - Lyrics

dhaayihii naftaydoow dhab ahaan dharaarahan dhiigiyo halawlaha dhimbiila shidaaye caashaq baa I dhambalayoo intuu ikala dhantaalay ku dhex roray maankee aniguna dhaawacaan qabo waxba dhawran maayee dhabtii waan ku jecelahay dhool qurux la modyow labadeenan kala dheer yaa isu so dhaweeyoo ii dhiiba gacantoo caashaqa dhibtiisana aan kala dhamaanee ma ogtahay dhaladoow dhufashada wadnaha dhaaxaan adkaysoo dhuuniigii ka go,ayoo alleylahe dhigaygoow jacayl ina dhexyaalay lagu dhigay halbawlaha qalbiguu dhex jooga adna hay dhamaystirin dhool qurux la modyow labadeenan kala dheer yaa isu so dhaweeyoo ii dhiiba gacantoo caashaqa dhibtiisana aan kala dhamaanee
Queue is empty
-- / --