VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhalanteed - Lyrics

badalkaa dunidaba hadii la iigu deeqo inta la isku soo daro la i siiiyo duuduub ogoow buuro dahabiyo intuu noole doonee aadmigu daneeyaba kugu doorsan maaye ifka waxa dul joogiyo adigaan dadkoo idil kaa daawanayee daymada hadiyo jeer sida diinkaan eegmada isha kugu daryeelaa dookhiyo jacaylkuba laba darisa weeyoo ruuxii ku deeqaa laabtaadu doontaa ogoow duco laabtiyo adigaa dareenkiyo dihashada ku beerooo ku duxaaya maankee adigaan da,daadiyo raga doorkan maanta ah kaa daawanaayoo daymada hadiyo jeer sida diinkaan eegmada isha kugu daryeelaa
Queue is empty
-- / --