VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dookh - Lyrics

anooo dadba kuugu jecel da,daydaa kaa doortayoo dubaaqu ii kaa galaa adigu igu dayrisee darmaan ugubaan ahoo daymada lagu doogsan karee hadaan kuu dabacsanahay ma dayrkii makaan gubay ileen ma habaabo dookh dadnimo ma baaba,dee hadaad danta igu nacayn maxaad igu diidiyee ka dhigan daw maanan garan sidaa tahay daraya moos amaba doocaanka malab hadba docdaad jirtuu dareenku ii jiidayaa hadhkaagan dugaashada qalbiga dawo uga dhigaa wadanahaad dabiibkiisi too naftuna kuma dayn kartee ileen ma habaabo dookh dadnimo ma baaba,dee hadaad danta igu nacayn maxaad igu diidiyee ka dhigan daw maanan garan
Queue is empty
-- / --