VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hees wadani ah - Lyrics

anoo waayo badan wakhti dheer qurbaha waa geeni ku ahaa wadankeena goortii aan soo wajahay waxa aan ka helay waa wadooyinkiyo dhismahaa la wado wadaniga dadkiisa waraabiyee wadaanta u shuboow waligaa jiroo waynuhu ku daa wiilashii liyuu ee naftooda iyo wakhtigooda hurayow bulshada wehelka u noqdee nabada u wanqaloow liyuu boolisow ciidan waara noqo
Queue is empty
-- / --