VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ilmada iga dhacaysa qabo - Lyrics

jacaylku halkanbuu i dhigay dhiiguu xulayoo dhex galay dhuuxana wuu raacayaa xanuunkiisiyo dhibkii dharbaaxada caashaqiyo dhafoorada aan qabsaday dhabta ah caashaqa dhabta ah dhinbiilaha dab ka kulul i dhugo bal maruun i dhugo ilmada iga dhacaysa qabo i dhaymee gacaliyow jacaylku mar horuu i dhibay dhanbaalana waan u diray dhawaaqiisaan maqlaa indhuhu way dhawrayaaan dhabay u jaleecayaan dhakhsay u rajaynayaan
Queue is empty
-- / --