VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Intifac - Lyrics

amarkaa illaah iyo ayaantu waa halkeede arimahan durkaayaan amakaag ka qaade indhihii i daaloo adna igu adkaatee naf adkaysan waydaa arxan kaa sugaysee axdigaynu dhiganee udubkiisii taagnaan intifaac ka sugaayaa urugada kalgacalkee indhawayd i haysoo uurkayga jiifaa iga qubay ilmada aramida igubaysiyo oonkiyo haraadkuba ogow adiga weeyoo ii tudhoo abaal dhigo
Queue is empty
-- / --