VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Roonaan lahaydaa - Lyrics

caashaqu lugooyiyo lur muxuu i badayo aan u liitay awgaa maxaan libiqsi eegmada laalaysay dayymada laylkiyo habeenkaana kugu laacay riyada oo aan rajeeyay liibaan roonaan lahaydaa inagoo lamaano ah ku noolaada loof sida laamo labiyo lulaaan dabayluhu aan u licay awgaa maxay doontay laabtuna laxawgii jacaylka beryo inay ladnaato lahashadiis ilawdoo libintiisa haleeshoo roonaan lahaydaa inagoo lamaano ah ku noolaada loof
Queue is empty
-- / --