VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Uurka waan ka jaray - Lyrics

Axdi Iyo Jaceyl inankan Ka Leeyahee ifka Ugu Jeclaa Anigu...x2 Markii Uu Aniga i Ilaawayee.....x2 cidla Iigaga Tagay Waan Ayaan Daree inkastoo Hurdada badi Aan Arkoo ifka Ugu Jeclaa uurkaba Ka Jaray.....x2 BOGGA LABAAD Inkastoo Abaal aan Horay U Galay aanu I Ogeyn Isagu.....x2 Nafsi Uu Lulay Baa ii Hiiliyoo waa Isaga Ildaran Isagii.....x2 Waan Ayaan Daree inkastoo Hurdada badi Aan Arkoo ifka Ugu Jeclaa uurkaba Ka Jaray....x2 Lyrics by Dayran Omar
Queue is empty
-- / --