VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Doqon - Lyrics

Ileen Duqoni Dab kama kacdee Daamankee meermiirisaa Docday Kaa jirtaaybee Dhaxani kaa dishaayo Ma diirsado walaalkeed Intee dunida joogtee Doqonee dabkaa ba'a Da'deeda coos udarban bay hurdaa Owrkeeda oo Udabran bay daacyaada Dabaqsiyo iyo duubasho Taa dooratay ma Dad baa Doqonee dabkaa ba'a Ileen Doqoni Dab kama kacdee Daamankee meermiirisaa Ma taqaano dhooree Dabool baa ka saaranee Markay dalab tiraahbay Ilmada daadisaayee Doqanee Dabkaa Ba'a Tacliinta loo dareeray bay La calmataa Daruuska oo la qaadan bay sahashataa Jaahilnamay sidaay ku day day ** Doqanay dabkaa ba'a Dunida oo hayaantay Bay dib unqodee Dalkooda oo burbaray Bay dagaalamaan Dulinimo Sidaa ku dayday Sidaa ku dayday **
Queue is empty
-- / --