Quick links

codkii Hassan A Samatar heesta Godobtayda la carroow   Dajiso 135.9K Keedka:

Fikradaada ka dhiibo heestan

Godobtayda la carroow lyrics

siduu yahay gud gude roob
geyr iyo dabeyl badan
banaan geed laheyn iyo
dhul gelgelina kaa helay
jaceyl igu gadaantoo
markuu ganafka heeryada
guudkeyga saarey
i gurguriyey caashaqu
ee uu gibisha igu xirayey
i garwaaqsan weydoo
gacanta igu seeydhee
anna gooha riinkiyo
gocoshada ma daayee
meeleey ku geysaba
godobteyda la caraaw.

Lyrics by Masuul.com