VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hannaanka - Lyrics

sida hogasha roobka ama hilaaca guyoo da’ay hobaan bislaatiyo haro wada biyeysan oo lagu hayaamo hubaal sahan kii uu raray waxuu si hintiqiyaba hada qadacsi loo jiro Lyrics by Maalmo.com haboonay naftaydaan higsi baad ku noqatoo adaa ii hiraayee hadaad diido hadalkayga habeen wacan nasiibkayga halkaygaan ku sugayaa hanfi iyo dabayl baa isu kay hadheeyoo sida hawd dulhamagan habaqa iga baxayaa hadaan haysto taladaa hiboy kaama hiisheen kuu hoodo sheegtee haween haygu noqonine waxaan hiilay noqon laa halista iyo dhibtaan qabo adoo iga horjoogsada hadaad diido hadalkayga habeen wacan nasiibkayga halkaygan ku sugayaa hanaankiyo quruxdaan hiboy kugu jeclaadee hablahaad u sidataa haybadiyo asluubtee sahamiyey dartaayo habeen socod ku waasho waxan eega dhaafaa hawadaa sareetee waxaan hiilay noqon laa halista iyo dhibtaan qabo adoo iga horjoogsada hadaad diido hadalkayga habeen wacan nasiibkayga halkaygan ku sugayaa waxaa kuu diyaariyey
Queue is empty
-- / --