VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Heego - Lyrics

Hilaac baxay habeen Hiyiguu kacshaaa Hablahana middii Heybad iyo qurux Ku hagoogan baa Ku Hogaamisee Anna waan hubaaa Inaan kaa heloo Hiyigeygi baa Kuu heelanoo Hankeygi baa Ku hamuumayeee Heegoy hadmaad igu hoorisaaa Heegoy hiiftiyo Iga bi'in haraad haraad haraad Iga bi'i haraad iga bi'i haraad ~~Heegoy Halacsiga indhaha Lama hayn karoo Marka Goray haldhaa Tallaabada habsami Hooshaariyeee Dhaqaaqoo Hullado Anna waan hubaaa Inaan kula hayoo Hiyigeygi baa Kuu heelanoo Hankeygi baa Ku hamuumayeee Huunoy adaan kuu heesayaaa Huunoy hiiftiyo Iga bi'i haraad haraad haraad Iga bi'i haraad iga bi'i haraad ~~Heegoy
Queue is empty
-- / --