VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hoygaan - Lyrics

haybadaada wacaniyo hanaankaaga fiican hubaashii ideeqoo haybow waxaad tahey kii aan heeybinaaye. hooygan aan dhisaynaa kii noo hagaagee hoodo iyo barwaaqo leh ha ka yeelo eebuhu. sida hawd barwaaqo ah oo xaley hilaac marey ama laan hareeriya waxad tahey hubaashii naftu middey la heeysaa. hoygan aan dhisaynaa kii noo hagaagee hoodo iyo barwaaqo leh haka dhigo eebuhu. sida hadhac magooloo cirkuna heley habeenimo daadkuna haraaciyey hooygii caafimaadkiyo hogob lagu nastaad tahey. hooygan aan dhiseynaa kii noo hagaahee hoodo iyo barwaaqo leh ha ka yeelo eebuhu
Queue is empty
-- / --