VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kujar hadalka - Lyrics

Hilaac rooboo kaliil da'ay halalac dhul doog luu ku hirayaa, Hubaal caashaqaagii halis gali nafteydee hadal caafimaad qaba iiga hoo Jacaylku habaabi maayuu nasiibku hungoobi maayuu hantina waxba waayi meynee [Dhextaal] Hada aan dhameynee kujar hadalka kujar kujar hadalka kuba jar (2x) Hibo deeq mid hodaneey madheedh hawr hilan hareeriyaa waxaad haabeyneysiyo himiladii bislaatee hadal caafimaad qaba iiga hoo Horseed ku abaar ma sheegine hayaankuna geedi weeyee haraadna ka yaabi meynee [Dhextaal] Hada aan dhameynee kujar hadalka kujar kujar hadalka kuba jar
Queue is empty
-- / --