VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Seylac - Lyrics

Qarnigii sagaalaad sagaalaad surinkuu jaceylkani jaceylkani soomaali kagaga yimid sow seylac ma ahayn aa isku sooh melaba geed isa sudhey kalgacalkuye sifahoodii weeyee sabanadii hore hore dadku sahal uu ku dili jirey wuxuu soo socdaba soo socdaba anna saaka ima helin ana saaka ima helin *** *** *** *** saldhigii labaadee labaadee ku sugnaadey caashaqu caashaqu sabaadii berbera iyo sow saaxil ma ahayn aa isku seegay laba ruux ku sadqiyey cilmiba hodan sifahoodii weeyee sabanadii hore horee dadku sahal uu ku dili jirey wuxuu soo socdaba soo socdaba anna saaka ima helin
Queue is empty
-- / --